NIN SYRIAN-SWEDISH AH OO DIL KA GAYSTAY…

(SAWIRKA)BOOLISKA FARANSIISKA.

(FRANCE)-Sida uu Bartiisa Twitter-ka ku sheegay Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Faransiiska Jiraal Daarmaanaan maanta oo Kahmiis ah(8/6/23)-ka, waxaa ku dhaawacantay tiro caruur ah weerarkii loo adeegsaday Mindida ee ka dhacay Beerta lagu Nasto ee ku taal magaaladda Ansi ee dhacda Buuraaleyda Al-Alab ee dalka Faransiiska,Wasiirka ayaa intaas raaciyey in la qabtay qofkii gaystay weerarka,hadaba Laanta Afka Soomaliga ee Idaacadda BBC-da ayaa waxa ey wax ka Qortay dhacdadaan xanuunka leh ee ka dhacday Faransiiska iyo Qofka fuliyey Qofka uu yahay.

ISHA WARKA BBC-SOMALI.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

BOOLISKA WINDSOR OO XABSIGA U TAXAABAY…

Next
Next

BBC-DA OO WAX KA QORTAY…