BBC-DA OO WAX KA QORTAY…

(SAWIRKA)-FAHAD YAASIIN.

(SOMALIA)-Maalmihii la soo dhaafay waxaa Baraha Bulshada si aad ah u qabsaday qoraal dheer uu soo saaray Fahad Yaasiin oo horay u soo noqday Agaasimihii NISA iyo la Taliyihii Amniga ee Xukuumaddii uu hogaaminaayey Madaxweyne Farmaajo,qoraalka ayaa waxaa ka falceliyey dad aad u fara badan isuguna jira Siyaasiyiin,Aqoonyahano iyo Warbaahino,hadaba Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda Caalamiga ah ee BBC-da ayaa Qoraal dheer waxa ey ka qortay Fahad Yaasiin Qofka uu yahay heerarkiisa Aqoon shaqo ee uu soo maray.

ISHA WARKA BBC-SOMALI.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

NIN SYRIAN-SWEDISH AH OO DIL KA GAYSTAY…

Next
Next

GOLAHA WSIIRADDA OO ANSIXIYEY…