NIN MUDDO LA RAADINAYEY OO LA SOO QABTAY.

(SAWIRKA)-BOOLISKA NEW YORK.

(NEW YORK)-Nin lagu tuhmaayo lanana xiriirinayo inu gaystay dilal fara badan oo soo socday muddo ka badan toban sano ka hor ayey soo xireen booliska New York ee dalka Maraykanka maanta oo Jimca ah(14/7/23)-ka,ninkaan gaystay dilal ayaa meydadka waxa uu ku duubi jiray Darbaal waxa uuna dhigi jiray Jaziirad ku taalo xeebta New York. Waa markii ugu horeysay ee ninkaan la soo helo warkiisa waxaa socday dad la waayo halka ey ku dambeeyeen.

ISHA/GOOGLE.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

SHIR LOOGA HADLAYO ISBEDELKA CIMILDA OO KA…

Next
Next

UNICEF OO KA HADASHAY CARUURTA….