NIN KU DHINTAY GAROONKA ISTAMBUUL KA DIB MARKII…

(ISTAMBUUL):Dadka ka ganacsado maandooriyaha una kala gudbiyo qaaradaha caalamka ayaa mararka qaar waxa eey soo food saarta dhibaato adag oo sababta ineey u dhintaan,ninree Koongo ah magaciisan aloo soo gaabiyey(P.M.V) ayaa ugu dambayntii waxa uu noqday dhibane caqli badan wedayne maandooriye aan sharci ahayn.ninkaan reer Koongo(P.M.V) ayaa ku geerioyooday garoonka diyaaradaha ee Istambuul maalintii Arbacada ka dib markii uu cunay maandooriye Kaabsal ah taaso qarxisay calooshiisa.Dhibanahaan reer Koongo ayaa ku jiray safar caalami ah waxa uuna ku hakaday dhulka uu Turkigu maamul kunayaalo waqooyiga jasiiradda Qubrus waxa uuna ku sii jeeday caasimadda dalka Koongo ee KINSHAASHA.ISAH DS.

HALKANAKA SII AKHRI.

Previous
Previous

QOYSKII REER ISRAA’IIL OO LA SII DAAYEY.

Next
Next

QAXOOTIGII REER CIRAAQ OO DIB U LAABTAY.