NIN GAYSTAY DIL OO ISNA LA DILAY.

GAARIGII EEY KU WADA DHINTEEN GABARTA IYO AABAHEED.

(LOS ANGELS)-Koonfurta gobolka Kalifoorniya ee dalkaasi Maraykanka gabar ka soo jeedo lana dilay ayada iyo aabaheed todobaadkan ka dib markii eey toogteen ciidamadda amaanka maalin uun ka hor markii ninka la dhintay gabarta uu toogasho ku soo dilay gabarta hooyadeed sidaas waxaa shalay oo khamiis ahayd sheegay ciidamadda booliska. Geberta la dhimatay aabaheed SavannahGraziano oo 15-jir ahayd ayaa saarneed gaariga aabaheed kursigiisa dambe markii uu aabaheed tooganaayey hooyadeed Tracy Martinez maalintii Isniinta ee la soo dhaafay sida eey sheegeen ciidamadda booliska ee Fontana. Goobjoogayaal iyo laba Video uu mid ka mida yahay mid yiilay meel gees ah iyo Video-ga kale oo isna ahaay mid ku xirnaay Gamabaleel guri ayaa intuba laga arkay gabarta oo la joogto hooyadeed oo qeylinaysa.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

19-QOFOOD OO KU DHIMATAY QARAX KA DHACAY…

Next
Next

TOOGASHO KA DHACDAY MARAYKANKA.