NICHOLAS KAY OO LAGA HOR ISTAAGAY INUU NOQDO WAKIILKA QM EE LIIBIYA.
(LIIBIYA):Ilo dibloomaasiyadeed ayaa u xaqiijiyey wargayska laga leeyahay dalka Maraykanka ee FOREIGN POLICY in dalka Ruushka uu is hortaagay magacabidda siyaasi u dhashay dalka Ingiriiska NICHOLAS KAY inuu noqdo wakiilka xoghayaha qaramadda midoobay ee dalka Liibiya ka dib markii uu wakiil hore ee qaramadda midoobay Jan Kubis uu isu casilay si aan la fileeyn isagana tegay shaqadii.Wargayska Maraykanka ee FOREIGN POLICY oo soo xigaanayo ilo muhiim ah kana tirsan qaramada midoobay ayuu sheegay in xoghayah guud ee qaramadda midoobay Guttres isagoo tixgelinaayo suuragalnimada inuu u magacabo Stephanie Turco Williams wakiilkiisa gaarka ah ee dalka Liibiya laakinse diblomaasiyiin ayaa filaayo in dalka Ruushka eey ka caraysiin doonto arrintaas taasne waxa eey ka hor imaan doontaa kordhinta waqtiga eey sii ahaaneyso madax hawlgalka iyo in dalka Ruushka diiday magacaabidda nin aslakiisu yahay Jarmal balse haysta dhalsahadda Maraykanka lana yiraahdo Richard Wilcox kaaso hadda ka shaqeeyo golaha amaanka ee aqalka cad ee dalka Maraykanka.ISHA FP.