NAIROBI OO LAGU SOO GABGABEYEY SHIRKI CIMILADA.

(SAWIRKA)-SHIRKII LOOGA HADLAAYEY CIMILADA AFRIKA.

(NAIROBI)-Dalka Kenya caasimadiisa Nairobi ayaa shalay oo Arbaca ahayd lagu soo gabagabeeyey shir looga hadlaayey Cimilada Qaaradda Afrika,shirkaan ayaa waxaa ka soo qeybgalay wadamo fara badan oo adduunka ah eyna ka mid tahay Soomaaliya,shirka looga hadlaayey cimilada Qaaradda Afrika ayaa waxaa ka soo baxay baaq ey soo jeediyeen hogaamiyeyaasha wadamadda Afrika,hogaamiyeyaasha Afrika ayaa caalamka ka codsaday in hoos loo dhigo qiiqa hawada lagu sii daayo isla markaasne xil la iska saaro lana fuliyo balanada maaliyadeed ee lagula dagaalamaayo isbedelka cimilada.

ISHA/VOA-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

SEDDEX HORJOOGE OO LAGA DILAY ALSHABAAB.

Next
Next

SHIRKII MAXAAS OO KU DHAMMAADAY GUUL.