MW-XASAN SHEEKH OO SI DIIRAN LOOGU SOO…
(SAWIRKA)MW-XASAN SHEEKH OO GARAY BUJUMBURA.
(BUJUMBURA)-Wararka laga helaayo caasimadda dalka Burundi ee Bujumbuura ayaa sheegaayo in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta oo Arbaca ah(15/11/23)-ka uu safar hal maalin ah uu ku tegay dalka Burundi,MW-Xasan ayaa halkaasi waxa uu kulano kula qaadan doonaa dhigiisa dalka Burundi MW-Evariste Ndayishimiye,kulanada ayaa waxaa diirada lagu saari doonaa sii xoogjinta iskaashiga labada iyo dagaalka Khawaarijta bacdamaa dalka Burundi uu ka mid yahay dalalka Afrika ey ciidamadu ka joogaan dalka Soomaaliya. MW-Xasan Sheekh ayaa dhigiis Burundi Evariste kala hadli doono sidii loo dedejin lahaay dhammaystirka Galka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ku aadan ku biirista dalladda(EAC).
ISHA/CAASIMADDA.