MW-XASAN SHEEKH OO KHUDBAD TAARIIKHI AH KA…

(SAWIRKA)-MW-XASAN OO GAARAY RIYAD.

(RIYAD)-Wararka ka imanayo caasimadda dalka Boqortooyada Sacuudiga ee Riyad ayaa sheegaayo in Madaxweyne Xasan Sheekh uu maanta oo Jimca ah uu magaaladda Riyad ee dalka Boqortooyada Sacuudiga kaga qeybgelaayo shirka u dhexeeyo Hogaamiyeyaasha Wadamadda Qaaradda Afrika iyo dalka Boqortooyada Sacuudiga, MW-Xasan ayaa halkaasi waxa uu ka jeediyey Khudbad taariikhi ah waxa uuna khudbadiisa ku xusay dagaalka dalka looga ciribtiraayo kooxda Alshabaab,dib u dhiska dalka ayuu xusay MW-Xasan iyo in Soomaaliya leedahay mustaqbal aad u wanaagsan.

ISHA.VOA-SOMALIA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MAXAA KA SOCDO NAIROBI OO INAGU CUSUB?

Next
Next

MADAX AJNABI AH OO KU HOOBATAY WEERARKII JILIB.