MAXAA KA SOCDO NAIROBI OO INAGU CUSUB?

(SAWIRKA)-SHEEKH CALI WAJIIS.

(MUQISHO)-Wixii ka dambeeyey markii uu qabsoomay shirkii dib u heshiisiinta Soomaaliya ee lagu qabtay magaaladda Carte ee dalka Jabuuti,waxa ey Soomaaliya yeelatay welina leedahay dawlad uu soo doorto baarlamaanka,taaso macnaheedu yahay in marka hore dalka uu yeesho Gole Baarlamaan kana kooban laba Gole kalana ah Golaha Shacabka iyo Golaha Aqalka sare tiradooda guud waxa ey noqonaysaa 329-Xildhibaan. Xildhibaanada ayaa waxa ey ku yimaadaan qaab qabiil(4.5) ayaga ayaana si wadajir ah waxa ey u soo doortaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,muddo sodon maalmood gudaheeda ahne Mdaxaweynaha ayaa waxa uu soo magacaabayaa Reysal Wasaare isaga la shaqeeynayo mudada uu xilka haayo,waxaane horay loo soo arkay in Reysal Wasaare iyo Madaxweynihii soo magacaabay ey isku dhegan yihiin eyan liidato wadashaqeyntooda,dhinaca kale,waxaa arrintaan qeyb ka ah xildhibaano ka tirsan labada gole oo ayaga isu arka in laga tegay markii la soo magacaabayey,hadaba maxaa hadda taagan? MW-Xasan Sheekh markii la doortay 15/5/22-ka waxa uu soo magacabay RW-Xamsa Cabdi Barre welina waxaa ka dhexeyso wada shaqeyn miradhal ah laakinse waxaa hadda soo baxaayo warar sheegayo in ey jiraan Xildhibaano ka soo muuqan waayey Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Danqaran isla markaasne gacan saar sare la leh kooxda Alshabaab ey hadda wadaan abaabul MOOSHIN xilka looga qaadayo RW-Xamsa,arrinkaan ayaa waxaa maanta ka hadlay Sheekh Cali-Wajiis muxuu ka yiri?

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

SOOMAALIYA IYO SACUUDIGA OO KALA SAXIIXDAY…

Next
Next

MW-XASAN SHEEKH OO KHUDBAD TAARIIKHI AH KA…