MW-XASAN OO JEEDIYEY KHUDBAD XASAASI AH.

(SAWIRKA)-MW-XASAN SHEEKH MAXAMUUD.

(MUQDISHO)-Caawa oo ey soo geleyso Arbaco waxaa wadamadda Muslimiinta ah gaara ahaan dalka Soomaaliya ka bilatay bishii Shawaal waxaane sidaas ku dhmmaatay Bishii Ramadaan oo ey Muslimiintu soo Soomeen sodn maalmood,hadaba munaasabadda Ciida Soon fur darteed ayuu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud khudbad taabaneyso meelo fara badan shacabka soomaaliyeed uga jeediyey Warbaahinta Xukuumadda Fedraalka soomaaliya. Madaxweyne Xasan ayaa khudbadiisa kaga hadlay arrimo ey ka mid yihiin Xaaladda Siyaasadda dalka, Ilaalinta Madax banaanida dalka iyo Dagaalka kooxda Alshabaab,Madaxweynaha ayaa sheegay inuu doonaayo inuu ka tago dhaxal lagu soo xusuusto,dagaalka Alshabaab waxa ka yiri”Kooxda khawaarijta waa insaaxafdda laga saaraa”.

ISHA/CAASIMADA.

RIIX HALKAN.

Previous
Previous

36-TAHRIIBE OO ITOOBIYAAN AH OO KU DHINTAY XEEBAHA JABUUTI.

Next
Next