MW-XASAN OO GAARAY DHUUSAMARREB.
(SAWIRKA)-MW-XASAN OO GAARAY DHUUSAMMAREEB.
(DH/MAREEB)-Wararka ka imaanayo caasimadda maamulka G/mudug ee Dh/mareeb ayaa sheegaayo in halkaasi uu gaaray galabnimadii maanta oo Jimca ah(20/10/23)-ka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud ka dib markii in ka badan todobaad uu hawlo shaqo uga maqnaay caasimadda G/mudug ee Dh/mareeb taaso saldhig u ahayd labadii bilood ee la soo dhaafay. Madaxweyne Xasan ayaa ka soo duulay caasimadda ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Baydhabo halkaaso uu xalay ku baryey,safarka uu maanta Madaxweyen Xasan ku yimid Dh/mareeb ayuu ka baaqday shalay galab isagoo ku sugnaay caasimadda G/BaKooL ee Xudur.
ISHA/CAASIMADDA.