MW-XASAN: “CADAWGA SOOMAALIYA WAA ALSHABAAB IYO ITOOBIYA.”

(SAWIRKA)-MW-XASAN SHEEKH MAXAMUUD.

(MUQDISHO)-Sida caadada u ahayd Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa salaadii Jimcaha khudbad ka jeediyey Masaajidk Madaxtooyada Soomaaliya,MW-Xasan ayaa shaaca ka qaaday in xadgudubka dawladda Itoobiya kula kacday dalka Soomaaliya la iska dhicin doono.Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in Dawladda Itoobiya iyo kooxda Alshabaab labaduba iney yihiin cadawga ugu waa weyn ey leedahay soomaaliya eyna tahay in la iska difaaco. “Maanta haddii dhul la isku sheeganaayo inaga ayey tahay inaan Itoobiya dhul ku sheegano,naguma sheegan karto dhul anaga,cadawga Soomaaliya hal ayuu ahaay waa Alshabaab laakinse maanta waa laba cadaw midka gudaha waa Alshabaab kan dibaddaane waa Itoobiya”.

ISHA/HIIRAAN.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

TURKEY: WIILKA MW-XASAN OO LAGA QAADAY AMARKII SOO XIRIDDA.

Next
Next

SHIINAHA OO TAAGEERAY GO’AANKA SOOMAALIYA.