MURAN KA TAAGAN QABASHAD DOORASHADA DALKA LIIBIYA.

(LIIBIYA):Aqalka wakiiladda dalka Liibiya ayaa shalay oo Talaado ahayd isugu yeeray dood ku saabsan sidii horay loogu dhaqaajin lahaay doorashadda dalka Liibiya taasoo waqtigeedu ahaay in la qabto 24/12/2021-ka lagana bedelay ayadoo aan la sheegin goorta eey dheceeyso doorashadda.Afhayeenka baarlamaanka dalka Liibiya Fawsi Al-Nuweyri ayaa soo gudbiyey dhawr qodob kuna saabsan waqtiga la qabanayo doorashadda dalkaas Liibiya qodobada uu soo jeediyey afhayeenka baarlamaanka dalka Liibiya Fawsi ayaa waxaa ka mid ah in doorashadda la qabto lix bilood ka dib lana balaariyo wada hadaladda u dhexeeyo qeybaha kala duwan ee siyaasadda dalka Liibiya.MEMO.

HALKAAN KA SSI AKHRI.

Previous
Previous

ISRA’IIL:NIN LAGU XUKUMAY INUUSAN KA BIXI KARIN ISRA’IIL 800-SANO.

Next
Next

ITOOBIYA OO LAGA SAARAY URURKA(AGOA).