MUHAAJIRIIN LAGU LA’AYAHAY XEEBAHA LIIBIYA.
MUHAAJIRIIN LA SOO BADBAADIYEY.
(QAAHIRA)-Doon khafiif ah kana sameeysan bambiiro ayaa ku dhacday kuna degtay gudaha badda Miditereniyaanka dhinaca xiga xeebaha dlkaasi LIIBIYA,waxaane ku maqan ugu yaraan dad dhan 30-qofood eey ku jiraan dumar iyo caruur waane la la’ayahay ilaa hadda oo waxaa laga cabsi qabaa ineey wada dhinteen dhammaantood,sidaas waxaa maanta oo Arbaca ah sheegay hayaddaha samafalka ee caalamiga ah.
ISHA WARKA AP.