MUHAAJIRIIN LA SOO BADBAADIYEY..

MUHAAJIRIIN.

(ATHENS)-Dawaldda Giriiga ayaa maanta oo Axad ah sheegtay ineey soo badbadisay 108-qofood oo Muhaajiriin aan sharci ahayn kuwaso saarnaay doon nuuceedu yahay kuwa ku shaqeeyo shiraaca hawada,waxaane muhaajiriintaan la soo helay ayagoo eey istaagtay doontii waday markii eey maraayeen meel dhexe una dhawaayeen badda Aegean halkaaso eey joogaan ciidamo Giriirg ah,dadka la soo badbaadiyey ayaa kala ahaay 63-rag ah,24-dumar ah iyo 21-caruur ah waxaane la la’ayahay 4-muhaajir sida eey sheegtay dawladda Giriiga. War kale oo aan la xiriirin kan eey sheegtay dawladda Giriiga kuna saabsan muhaajiriinta aan sharciga ahayn ayey dawladda Macedonia derisna la ah Giriiga ayuu booliskeedu sheegay ineey heleen 71-muhaajir ka dib markii la sameeyey hawgalo kala gedisan dabayaaqadii Sabtigii shalay waxaane hawlgalkaas xabsiga loogu taxaabay sedex rag ah oo lagu tuhmaayo ineey ayaga tahriibinaayeen dadkaan muhaajiriinta ah.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

BILJAM OO DALKA KOONGO DIB UGU SOO…

Next
Next

HOLLAND OO RAALIGELIN KA BIXISAY…