MUCAARADKA PUNTLAND OO KA HORYIMID….

(SWAIRKA)-SHIRKA MUCAARADKA PUNTLAND.

(GARAWE)-Wararka lga helaayo caasimadda dawlad goboleedka Puntland ayaa sheegaayo in xubnaha mucaaradka Puntland ey maanta yeehseen shir deg deg ah ka dib go’aanadii ka soo baxay shalay gudiga doorshooyinka Puntland waxa eyna mucaaradku cadeeyeen mawqifkooda ku aadan qaabka ey wax u soo agaasimeen gudiga doorashooyinka ee Puntland. Dalladda mucaaradka Puntland ayaa sheegtayiney horay uga digeen damac MW-Siciid Deni ee ah inuu rabo mudoo kororsi aan cidna ka aqbalayn,daladda Mucaaradka Puntland ayaa sheegtay in waxyaabaha ka socodo Puntland yihiin kuwa hareer marsan sharciga lagu wada heshiiyey.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

ALSHABAAB OO LAGU LAAYEY B/BURDE.

Next
Next

MAREYKANKA OO TAAGEERAY CIIDAMADDA SOOMAALIYA.