MEYDKII WALKER OO LA BAARAY…

SAWIKA WALKER.

(AKRON-OHIO)-Baarayaal caafimaad kuna sugan gobolka Ohio ee dalka Maraykanka ayaa soo saari doono maanta oo Jimca ah qoraal kooban kuna saabsan baaritaan lagu sameeyey Meydkii nin Madaw ah oo eey dileen ciidamadda booliska,ninkaaso la yiraahdo Jayland Walker jirane 25-sano ayaa waxaa toogtay sideed askeri kana wada tirsan ciidamadda booliska ee Akron ee gobolka Ohio dalka Maraykanka.Waxaa la rajayhaa in kulanka baarayasha caafimaad ee degmada Akron eeyna hogaaminayso Dr.Lisa Kohler ineey daah ka qaadaan inta jeer ee la toogtay Walker bishii Juun ee ina soo dhaaftay(27/6/22)-ka waqti hore oo subax ahayd.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

AMINATA TOURE WAA WASIIR KA ..

Next
Next

SARKAAL LAGU XUKUMAY FARANSA.