Md. WAARE MA UGA FAA’IIDEYN DOONAA XILKAN CUSUB SOMALIA?

(SAWIRKA)-MD.WAARE MADAXWEYNIHII HORE EE HIRSHABEELE.

(DJIBOUTI)-Wararka ka imanaayo casimadda dalka Jabuuti ee Jabuuti ayaa sheegaayo in Urur Goboleedka IGAD uu Madaxweynihii hore ee Dawal Goboleedka H/shabeele Md.Maxamed Cabdi Waare loo magacaabay Ku-Xigeenka Xoghayaha Guud ee Ururka IGAD. In Md.Waare loo magacaabo Ku-Xigeenka Xoghayaha Ururka IGAD soo jeedinteeda ayaa waxaa iska leh Dawladda Federaalka Soomaaliyeed balse waxaa magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda Dawladda Jabyuuti hadana ah shir gudoonka Golaha Wasiiradda Dalalka ku modoobay Urur Goboleedka IGAD,waxaane si buuxda u Ansixiyey dhammaan Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee wadamadda ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD ey Soomaaliyana qeybta ka tahay.

ISHA/BBC.

HALKAN KA SI AKRISO.

Previous
Previous

LABADII XAQ DARRO KU HESHIISAA XAQA AYEY KU DAGAASHAA.

Next
Next

MAXAA KALA HAYSTA QOYSAS SOOMAALI AH IYO…