MAXKAMADA SARE EE UK OO GO’AMISAY..

BANAANBAX KA DHACAY LONDON.

(LONDON)-Dalka Ingiriiska waxaa in mudda ah ka socotay dood ku saabsan sida laga yeelaayo dadka megengalyo doonka ah ee soo gaaro dalka Ingiriiska,dawladda Ingiriiska ayaa horay waxa ey u sheegtay in dadka cusub ee megengalyo doonka ah la geyn doono dalka Rwanda inta laga dhamaynaayo waraaqahooda codsiga megengalyo doonka ah,arrintaan ayaa waxaa horay uga horyimid hayadaha u dooda xuquuqda aadanaha waxa eyna dacwad ka gudbiyeen dawladda Ingiriiska qaabka ey ula dhaqmayso dadka Qaxootiga ah,hadaba maxkamada sare ee dalka Ingiriiska ayaa sharci ka dhigtay maanta oo Isniin ah in qorshaha dadka megengalyo doonka ah ee la geynaayo dalka Rwanda. Dawladda Ingiriiska ayey waajib ku tahay ineey tixgeliso xaaladaha ku gadaaman dacwad kasta ka hor inta aan la musaafurinin qof kasta oo megengalyo doon ah si aysan u dhici khilaafaad siyaasadeed oo horseedi kara dagaal dhinaca siyaasadda ah.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI

Previous
Previous

BILJAM OO DIGNIIN U DIRTAY DADKA KA JOOGO IRAAN.

Next
Next

TOOGASHO KA DHACDAY DALKA KANADA…