MAXAKAMADDA ICC-DA OO KU DHEGAN GARYAQAAN REER KENYA AH.
(KENYA):Maxkamadda qaada dembiyadda ee loo yaqaano IIC-da ayaa waxa eey ku dhegan tahay garyaqaan reer Kenya ah lana yiraahdo Gicheru,garyaqaankaan ayaa loo haystaa inuu laaluush siiyey dad la sheegay ineey marqaati ka yihiin waxyaabihii dhacay waqtigii Kenya eey ka socotay doorashadda waxaane dhacday in maxkamadda ICC-da ineey soo heshay dad gaaraayo ilaa sideed qofood ee uu lacag siiyey garyaqaan Gicheru si eeysan kaalmo uga gaysan baaritanka eey wado ICC-da lana xiriiro dhibkii dhacay waqtigii doorashadda Kenya dheceysay oo eey ku dhinteen dad rayid ah.ISHA STAR.