MAXAA LOOGA HADLAY FADHIGII MAANTA EE XFS?

(SAWIRKA)-GOLAHA WASIIRADDA XUKUMADDA FS.

(MUQDISHO)-Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaay,waxaane kulanka maanta looga hadlay Amniga dalka iyo hawlgaladda lagu ciribtirka kooxda Alshabaab ee ka socdo qeybo kala duwan oo dalka ah. Shirka ayaa waxaa shir gudoominaayey Reysal Wasaare Xasmse Cabdi Barre,waxaane la bogaadiyey guulaha isdaba joga ah ey gaareen ciidamadda Qaranka,sidoo kale golaha ayaa dhegaystay warbixin ey soo diyaarisay Wasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha,warbixinta ayaa ahayd mid ka hadlaysay sannadkii tegay ee 2023-kii iyo guulaha laga gaaray Qorshaha 9-aad ee Hrumarinta Qaranka.

ISHA/CAASIMADDA.

RIIX HALKAN.

Previous
Previous

SHEEKH SHARIIF OO HANJABAAD HAWADA U MARIYEY MW-XASAN SHEEKH.

Next
Next

MW-DENI OO LAGU CIDLEYEY SO DHAWEYNTA FARMAJO.