MAXAA KEENAY IN ITOOBIYA SIDAN U HADASHO?

(SAWIRKA)-LA TALIYAHA AMNIGA RW-ABIY REDWAAN XUSEEN.

(ADDIS ABABA)-Dawladda Itoobiya ayaa maanta oo Axad ah sheegtay in Heshiiska muranka dhaliyey ee Badda Cas eyna kala saxiixdeen maamylka Soomaaliland iyo Itoobiya horaantii bishaan Janaayo-2024-ka inuusan ahayn isla xisaabtan ama qaadashada dhul dawladeed balse uu yahay iskaashi. “Heshiiska is fahanka ah ey Soomaaliland la saxiixatay dalka Itoobiya waa heshiis iskaashi Itoobiyana u sahlaayo iney badda wax kala soo degto oo gasho badda ee ma aha in la isku dayo ama lagu tashado dhul dawlad kale ey leedahay”sidaas waxaa bartiisa(X) ee horay loogu yaqiinay Twitter ku soo qoray la taliyaha Amniga ee Reysal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed,Redwaan Xuseen.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MASAR OO HANJABTAY ITOOBIYA.

Next
Next

LABA MARKAB OO INGIRIIS LEEYAHAY OO ISKU DHACAY.