MASAR:QAXOOTI ERITEREEYAAN AH OO LA TARXIILAY.
(MASAR):In ka badan laba boqol oo qofood oo u dhashay dalka Eritereeya oo megengalyo doon ahaay kuna sugnaay dalka Masar ayaa waxaa si qasab ah loogu celiyey dalkoodii hooyo ee Eritereeya,dadkaan dib loo celiyey ayaa waxaa ka mid ah afartan iyo afar(44)-caruur ah,cruurtaas iyo waalidiintooda sida qasabka ah loogu celiyey Eritereeya ayaa waxaa ka mid ah gabar todobo(7)-jir ah kuna dhalatay xerada lagu haayo dadka megegalyo doonka ee Masar.Xeradda ayaa la sheegay ineey tahay mid aad u liidata dhinacyada caafimaadka iyo noloshaba,waxaane dhacday dadka lagu hayao xeradaas inaysan helin wax xuquuq ah oo eey ku dalban karaan magangalyo sax uu aqoonsan yahay xafiska qaramadda midoobay u qaabilsn qaxootiga(UNHCR) ee dalka Masar.ISHA MEMO.