MASAR IYO ITOOBIYA OO LAGA CABSI QABO…

BIYO XIREENKA ITOOBIYA.

(ADDIS ABABA)-Ku xigeenka isku duwaha biyo xireenka dalka Itoobiya Faqrati Tamru ayaa ku dhawaaqay maalintii shalay oo Jimca ahayd(24/3/23)-ka in la dhammeyey 90% dhismaha biya xireenka dalka Itoobiya,dhinaca kalane,Wasiirka Biyaha iyo Waraabka dalka Masar Dr.Hani Suweylam ayaa tilmaamay in dhammaystirka biya xireenka Itoobiya ayadoo aan la isla tashan ineey tahay mid khatar ku ah dalka Masar waxa eyna keeni kartaa ayuu yiri Wasiirku dhibaato balaaran oo ku timaado bulshada isla markaasne sababta deganaasho la’aan dhaqaale oo soo food saarta dalka Masar.

ISHA WARKA MEMO.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MA SAXBAA IN LA YIRAAHDO…

Next
Next

MARAYKANKA OO WEERARAY MALEESHIYAAD…