MARAYKANKA OO WEERARAY MALEESHIYAAD…
DIYAARADAHA DRONES-KA MARAYKANKA.
(WASHINGTON)-Sida ey sheegtay Wasaaradda Gaashaandhiga dalka Maraykanka shalay oo khamiis ahayd diyaaradaha Drones-ka ee dalka Maraykanka ee ku sugan bariga dalka Suuriya ayaa weerar cirka ah waxa ey ku qaadeen maleeshiyaad ey taageerto dawladda Iraan,maleeshiyaadkaan ayaa horay waxa ey u dileen nin heshiis kula jiray ciidamadda Maraykanka ee bariga Suuriya waxa eyna waqtigaas dhaawaceen mid ka mida shaqaalahooda.
ISHA WARKA AA.