MARAYKANKA OO ISKA FOGEYEY.

(SAWIRKA)-DRONES-KA.

(SOMALIA)-Maalmihii la soo dhaafay waxaa la hadal haayey warar sheegaayo in dad shacab ah ey ku dhinteen weerar dhin cirka ah oo ka dhacay degaan u dhaw Ceel La Helay ee Gobolka Galgaduud,weerarka ayaa lala beegsaday hogaamiye sare kana tirsan kooxda Alshabaab iyo saraakiil kale oo la socotay,sida ey sheegeen dadka degaanka weerarka ayaa waxaa lagu dilay horjoogayaasha kala Olol,Shuuke iyo Ciise mana jirto cid Alshabaab ah oo ka badbaaday weerarkaasi dhinaca cirka ah. Hadaba ciidamada Maraykanka ee ka hawlgala Africa loona yaqaano Africom war ey soo saareen maanta oo Jimca ah(15/9/23)-ka ayey ku beeniyeen iney ku lug lahaayeen weerarka la sheegay in dad shacab ah lagu dilay,afhayeenka Africom G/Le.Jessica Tait ayaa tiri “Maraykanku ma uusan fulin wax hawlgal ah oo dhinaca cirka ah”

ISHA/VOA-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

XAALADA KGS OO MURUGSAN.

Next
Next

UN-KA OO QEYLIYEY SHURUUCDA DALKA IRAAN EE…