MARAYKANKA OO HAWLGAL KU DILAY..
CIIDAMADDA MARAYKANKA.
(SOMALIA)-Hawlgal ey sameeyeen ciidamada Maraykanka ee ku sugan Qaaradda Afrika(AFRICOM) ayaa ka dhacay waqooyi-bari ee dalka Soomaaliya,hawlgalkaan ayaa lagu dilay hogaamiye sare isla markaasne ahaay fududeeye ka tirsan kooxda Daacish/ISIS iyo tobaneeyo kale oo iyagana ka tirsan kooxda argagixisada Daacish,sidaas waxaa maanta oo Khamiis ah sheegay laba masuul oo ka tirsan ciidamadda Maraykanka. Ciidamada Maraykanka ayaa raadinaayey ineey soo qabtaan Bilal Al-Sudani inta uu socday hawlgalka,hawlgalkaan ayaa lagu tilmaamay inuu ahaay mid ka dhacay Buuraha adag ee KAHFI laakinse waxaa la xaqiijiyey in la dilay cadawgii intuu socday hawlgalka dhacay habeenkii Arbacada,warkaan ayaa laga soo xigtay masuul sare.
ISHA WARKA AA.