MARAYKANKA OO CUNAQABTEYN SAARAY…

MARAYKANKA.

(WASHINGTON)-Dalka Maraykanka ayaa cunaqabteyn saaray ciidamadda booliska Anshaxa ee dalkaasi Iraan iyo saraakiil sare maanta oo Kahamiis ah,ciidamadaan ayaa waxa eey sameeyeen xirida dad fara badan gudaha dalka Iraan waxaane arrintaan ka dhashay xasilooni dari ku fiday guud ahaan dalka Iraan,sababta ugu weyn ee ciidamadaan uu Maraykanka u saaray Cunaqabataynta ayaa ah in gabar 22-jir eey ku dhex dhimatay xabsi eey ayaga maamulaan ciidamadaan Anshaxa todobaadkii tegay.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

CUDURKA EBOLA OO LAGA HELAY DALKA…

Next
Next

MAXAA KALA QABSADAY AMPOUR IYO RAISI.