MADAXWEYNE KU XIGEENKA ARJANTIIN OO…
CRISTINA.
(BUENOS AIRES)-Madaxweyne ku xigeenka dalka Arjantiin horayne u soo noqotay Madaxweynaha dalkaasi Arjantiin Cristina Fernandez de Kirchner ayaa waxaa lagu xukumay lix sano oo xabsi ah iyo ineysan qaban karin shaqo dawladeed inta ka hartay nolosheeda ka dib markii lagu helay dembi ah ineey sameeysay khiyaano ey ku lunsatay lacag dhan hal milyan oo doolarka Maraykanka ah. Fernandez ayaa Madaxweyne waxa ey ka soo noqotay dalkaasi Arjantiin inta u dhexeysay sannadadii 2007-dii ilaa 2015-kii,waxaane dembiga khiyaanada ah lagu helay maanta oo Talaada ah 12/7/22-ka.
ISHA WARKA THE GUARDIAN.
HALKAAN KA SII AKHRI.