MADAXWEYNAHA SENIGAL OO MAGACAABAY…
MADAXWEYNE MACKY IYO RW-BA.
(KIGALI)-Madaxweynaha dalka Senigaal Macky Sall ayaa isku shaandheeyey golihiisii wasiiradda shalay oo ahayd Sabti,waxa uuna golihii hore ee wasiiradda aan ka soo noqon in ka badan toban wasiir ka dibmarkii uu magacaabay Reysal wasaare Amadou Ba. reysal Wasaare Ba ayaa la magacaabay horaantii shalay oo sabti ahayd isagana waxa uu soo magacabay gole wasiiro oo cusub kana kooban sodon iyo sideed(38) wasiir.
ISHA WARKA AA.