MA TAHAY IN LAGU MASHQUULO MUQAALKA MW-XASAN?

(SAWIRKA)-MADAXWEYNE XASAN OO KU SUGAN DALKA ERITREA.

(DH/MAREEB)-Waa wax iska caadi ah in dadku wax iska weydiiyaan haddi ey arkaan muuqaal ka gedisan muuqaalkii hore uu lahaay masuulka ugu sareeyo dalka Soomaaliya waa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,iney timuhu ku baxaan,garkuna uu ku baxo macnaheedu ma aha in Madaxweynaha awoodi kari waayey inuu iska xiiro amaba caafimaadkiisu uu u diiday inuu iska xiiro,war xume tashiilku waa soo jiray abidkiis waane uu sii jiri doonaa laakinse waxaa qalad ah in maanta oo dalka Soomaaliya uu ku jiro xaalad dagaal Madaxweynaha la yiraahdo muxuu isu qurxin waayey sidii isaga oo fadhiya Madaxtooyada JFS,ma la is weydiin halka uu joogo MW-Xasan meesha ey tahay mana is warsan sababta uu MW-Xasan Dh/mareeb u fadhiyey laba bilood hadane uu dib ugu soo laaban doono,intaaso oo dhan haddi la iska hilmaamo waxaan la hilmaami karin in MW-Xasan Qarankiisa u haayo Hawl adag aan sahlaneyn qabashadeeda cid kastana eysan u bareeri karin,MW-Xasan waa Madaxweynaha kaliyah ee la doortay laba jeer hadane raba inuu dalkiisa ka xureeyo kooxda Alshabaab si uu uga tago Taariikh dhaxalgal ah.

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

TIRADA MAXAABIISTA YAHUUDA OO GAARTAY-200.

Next
Next

PUNTLAND MA BURBUR MASE DOORASHO?