MA JID SAX AH AYAA LOO MARAY SOO XIRIDA…?

(SAWIRKA)-MASUULIYIINTA BAXSADKA AH IYO HANTI DHAWRAHA QARANKA.

(MUQDISHO)-Dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay waxaa dalka Soomaaliya ka jiray hadal haynta Musuqa ka jira gudaha Hayadaha Dawladda Federaalka Soomaaliya,arrintaan ayaa soo jiitamaysay in mudda ah ugu dambayntiina waxa ey banaanka timid shalay oo Khamiis ahayd ka dib markii uu Xeer Ilaaliyah Qaranka uu soo saaray Qoraal ku saabsan dadka ku edeysan Musuqa kuwana ey xiran yihiin kuwana ey baxsad ka yihiin cadaaladda,hadaba arrintaan ayaa waxaa ka taagan dood xoog leh kuna saabsan jidka loo maray eedeynta masuuliyiin ka tirsan XFS iyo qaabka loola dhaqmay markii la soo qabanaayey masuuliyiinta la soo edeeyey.

ISHA/BBC.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

ATMIS OO FAARUQISAY…

Next
Next

MADAXDA SIRDOONKA SOMALIA IYO KENYA OO KU…