LABA QARAX OO KA DHACAY AFGAANISTAAN.

(KAABUUL):Ugu yaraan waxaa ku dhimatay sagaal iyo toban(19)-qofood waxaane ku dhaawacantay konton(50)-qofood oo kale ka dib markii eey dheceen laba qarax oo isku xiga iyo is rasaasseyn kana dheceen isbitaalka ciidamadda Afgaanistan ee magaaladda Kaabuul sida eey sheegeen masuuliyiinta amniga ee Dhaalibaan maanta oo Talaada ah(2/11/2021)-ka.Qaraxyadda ayaa ka dhacay halka laga galo isbitaalka ciidamadda ee loo yaqaano afarta boqol(400)- Sariir ee Sardar Maxamed Da’uud Khan kuna yaalo bartamaha magaaladda Kaabuul ee dalka Afgaanistaan,waxaane goobta qarax ka dhacay gaaray ciidamadda amaanka sida uu sheegay afhayeenka wasaaradda arrimaha gudaha Qari Saciid Khost.XIGASHO DS.

HALKAAN KA SI AKHRI.

Previous
Previous

SEPP BLATTER IYO PLATINI OO LAGU DHEGAN YAHAY.

Next
Next

ERICK PRINCE OO EEY FBI-YADA KU DHEGAN TAHAY.