ERICK PRINCE OO EEY FBI-YADA KU DHEGAN TAHAY.

(MARAYKANKA):Hayadda ugu sareeyo dhinaca baaritaanka dembiyadda ee dalka Maraykanka(FBI) ayaa hadda waxa eey gacanta ku haysaa baritaan la xiriiro lugta uu ku leeyahay Eric Prince in gudaha dalka Maraykanka looga qoro calooshood u shaqeytayaal u dagaalama Gen.Xaftarka Liibiya,Eric Prince ayaa ah ninkii iska lahaay shirkadda BLACK-WATER taasoo dad aan waxba galabsan ku laaysay magaaladda Baqdaad caasimadda dalka Ciraaq,Erick hadda waa uu iska gaday BLACK-WATER waxa uuna isu bedelay dalaal dhainaca hubka ah waxa uuna diyaaradaha qumaatiga iyo qalabka ciidamadda u diray dalka Urdun balse waxa la soo ogaaday diyaaradaha qumaatiga iyo qalabka. ciidamba in loo gudbiyey Gen.Xaftar sii uu ugula dagaalamo dawladda Liibiya ee uu caalamku aqoonsan yahay.Baarayaal ka socday qaramadda Midoobay ayaa Erick Prince ku eedeeyeen inuu jebiyey cunqabateeyntii hubka ee saarneed dalka liibiya isla markaasne uu geeyey calooshood u sahqeystayaal la dagaalama ciidamadda dawladda Liibiya,Erick Prince ayaa inkiray dhammaan eedaha uga yimid qaramadda midoobay.XIGASHO THE INTERCEPT.

HALKAAN KA SII AKHRI

Previous
Previous

LABA QARAX OO KA DHACAY AFGAANISTAAN.

Next
Next

JABHADDA TPLF-ta OO QARKA U SAARAN INEEY QABSATO ADDIS.