Mudulood Iyo Farmaajo

Waxaan la soconaa in maalmahaan magaaladda Muqdisho si aad ah looga dareemaayo qaban qaabadda u diyaar garawga shir weynaha beesha Mudulood,shirkaan ayaa ah mid wadnaha gooyey Villa somalia oo waxa eey villa somalia isku dayday ineey is hortaag ku sameeyso shirkaas ayadoo adeegsanayso calooshood u shaqeystayaasheeda iyo cayayaanka baraha bulshada oo hadda u muuqdo kuwa eey ka dhammaatay kalana garan la'a sax iyo khalad olyadana biyaha ku daray,waxaane cariiri sii gelaayo xildhibaanimadii lagu ilaashanaayey danaha gaarka ah laguna soo helay magaca beesha Mudulood,waxaane xildhibaanadaas lagu seexiyaa huwaayeey huwaana looga dhigaa lambarka kursigaaga waad haysataa waane mid huban(Weligiin ma aragteen xildhibaan la siiyey Rool Lambar) kuna geli karo imtixaanka goob aan ahayn goobtii loo asteeyey,waa beentaas N/N waxaase ka laarisan kan ka yeelay ee iska xumeyey ehelkiisa kuna fikiraayo Farmaajo waxtari doono,Nabar iyo Naxdin la idin nacyee naga taga intaan idin tuuryeeyn.

Fadlan dhegeyso Video-ga.

Previous
Previous

Ciidamo Gadooday

Next
Next

Aw Xintirow