KURAASTA HOP#147 IYO HOP#86 OO DIB LOO DOORAN…
FARAX SHEEKH CABDULQADIR.
(MUQDISHO)-Waxa aan la soconaay in weli ey harsan yihiin kuraas ka tirsan aqalka hoose ee BJFS kuraastaan ayaa waxaa kala lahaay Agaasimaha Hayadda NISA Mahad Salaad(Hop#147) kursigaan ayey degaan doorshadiisa tahay Galmudug iyo Agaasimihii hore ee isla hayadda NISA Fahad Yaasiin(Hop#86) oo degaan doorashadiisu tahay Hirshabeele. Hadaba gudoomiyaha gudoga doorashooyinka ayaa maanta oo Arbaca ah waxa uu magacaabay Xoghayaha gudiga waxa uuna u magacaabay nin la yiraahdo Shaafici,arrintaan ayaa waxa ey dhalisay shaki waayo Shaafici waxa uu aad ugu dhaw yahay Wasiirka Waxbarsahada DFS Mudane Faarax Sheekh C/qaadir.
ISHA WARKA C/ONLINE.