KOOXDA ALSHABAAB OO LAGU XASUUQAY…
(SAWIRKA)CIIDAMADDA XOOGA DALKA SOMALIYA.
(SOMALIA)-Waxaa socdo diyaargaraw xoog oo loogu jiro sidii loo bilaabi lahaay wejiga labaad ee dagaalka kooxda Alshabaab gaar ahaan dagaalka Jubooyinka,dagaalkan ayaa la filaa in kooxda looga xurayn doono Gobolka Jubadda dhexe iyo degmooyin ka tirsan goboladda Bay,J/hoose iyo Gedo,hadaba maanta ayaa waxaa weerar xoogan lagu qaaday degmada Xagar kana tirsan gobolka J/hoose waxaane kooxda Alshabaab halkaasi looga dilay ilaa 40-dagaalyahan.
ISHA/VOA.