KOOXDA ALSHABAAB OO LAGA SAARAY…

(SAWIRKA)-KOOXDA ALSHABAAB.

(MAHADAAY)-Mudood ku dhaw seddex todbaad ayey kooxda Alshabaab waxa ku go’doosanayeen Hawdka Cali Fooldheer ee degmada Mahadaay,kooxdaan ayaa markii hore waxa ey ka soo gudbeen dhinaca wabiga ayagoo ujeedkoodo ahaay sidii ey u kal jari lahaayeen isu socodka G/shabeelada dhexe iyo Hiiraan,ciidamadda dawladda FS iyo kuwa macaawiislayda oo is garabsanayo ayaa kooxda Alshabaab hor fadhiyey in mudda ah ugu dambayntiine waxaa dhacday in weerar toos ah lagu qaado kooxdii ku go’doosanayd Ciid-Ciidka shalay oo Talaada ahayd. Hawlgal ey iska kaashadeen Atmis iyo ciidamadda Xooga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa degaanka ayaa sahlay in la galo Hawdkii kooxda Alshabaab ku jirtay muddo dhan seddex todobaad halkaasne loogu tago ayagoo meyd ah qaar waxaa lagu dilay duqeymihii ey gaysteen diyaaradaha qaar kalene waxa lagu dilay duqeymihii shalay iyo doraad ey wadeen Atmis iyo CXDS.

ISHA/VOA-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

IMISE HORJOOGE AYAA LAGA DILAY ALSHABAAB?

Next
Next

HUB IYO RASAAS LAGU QABTAY DDS.