KOONFUR AFRIKA OO BEENISAY….

thumbs_b_c_a8b971811529c4061424c96436cf2ce7.jpeg

Haweenidii u dhalatay dalka koonfur afrika ee sheegtay ineey hal mar dhashay toban cunug bishaan juun/2021-ka ayaa ah been eey u sheegtay addunka waayo haweenidaas ma eeysan lahayn uur mana eeysan dhallin waxa caruur ah waqtigaan sidaas waxaa maalintii Arbacadda-23/6/2021-ka yiri dawladda K/afrika.

Maamulaha degmada Gauteng eena ka mid yihiin magaalooyinka Joohanisberg iyo Baritooriya ayaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay baarayaasha ku hawlanaay soo xaqiiijinta sheegashada Gosiane Sithole oo 37-jir ah taasoo ah ineey hal mar dhashay toban caruur ah todobadii bishaan Juun(7/6/2021)-ka,Sithole ayaa sheegatay ineey dhashay todobo wiil iyo seddex gebdhood.XIGASHO ANADOLU.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

NIN TAAGEERSAN XASUUQII KA DHACAY MASJIDKI NEWZEALAND OO….

Next
Next

WARIYE LAGU WEERARAY MINDI.