KOONFUR AFRIKA OO BEENISAY….

hsve5xktk8ixi6wf7h60c47981406d2.jpeg

Talaadadii hore bishaan juuna ahayd sideeda(8/6/21) waa markii la shaaciyey in Gosiame Thamara Sithole oo 37-jir ah dhashay toban caruur ah hal mar,laakinse maxaa xigay?

Wargayska The Standard ee dalkaas Kenya ayaa maanta waxa uu soo daabacay warkaas hore war ka gedisan oo waxa uu soo sheegay in degmada la sheegay in haweeneyda ku dhashay toban caruur ah hal mar ee la yiraahdo Guateng ineey sheegtay ineeysan jirin haweey degan degmadaas oo dhashay toban caruur ah hal mar ka dib markii la soo baaray goobaha caafimaadka ee degmadaas ku yaalo oo dhan hadeey ahaan lahaayeen kuwa eey leedahay dawladda koonfur afrika iyo kuwa gaarka loo leeyahayba,mana jiro mid ka mida isbitaaladaas oo diwaangeliyey haweeneey dhashay tobancaruur ah hal mar.XIGASHO THE STANDARD.

RIIX HAKAAN.

Previous
Previous

KENYA XUR AYEY U TAHAY INEEY SAFAARADEEDA KA FURATO MUQDISHO…

Next
Next

MARAYKANKA OO CUNAQABATAYN DULSAARAY..