KENYA XUR AYEY U TAHAY INEEY SAFAARADEEDA KA FURATO MUQDISHO…

uhuru-farmajo.jpeg

Laba maalin ka dib markii eey Kenya dib u furtay duulimaadyadda aado kana yimaado soomaaliya ayey xukuumadda Muqdisho sheegtay ineeysan jirin wax ka hortaagan in labada dal(Soomaaliya/Kenya) dib u ambaqaadaan ineey soo ceshadaan xiriirkoodii siyaasadeed,qoraalkaasne waxaa Kenya loo diray maanta oo Sabti ah,waane markii labaad muddo bil ah oo eey soomaaliya caadi ka dhigayso xiriirka dalka Kenya,arrintaan cusub ayaa waxa eey soo afjaraysaa mudadii lixda bilood ahayd ee uu kala go’onaay xiriirka labada dal(Soomaaliya/Kenya). XIGASHO DAILY NATION-KENYA.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

QOFNA MA BADQABO ILAA IYO QOF KASTA…

Next
Next

KOONFUR AFRIKA OO BEENISAY….