KHUDBADII UU JEEDIYEY MW-XASAN SHEEKH MAXAMUUD.

(SAWIRKA)-MADAXDII KA QEYBGASHAY SHIRKII IGAD EE KAMPALA.

(KAMPALA)-Magaaladda caasimadda ah ee KAMPLA ee dalka Ugandha ayaa waxa ku soo dhammaday shirkii aan caadiga ahayn ee wadamada Xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD,ujeedka shirka 42-aad ee IGAD ee aan caadiga ahayn ayaa ahaay dalab ka yimid Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kaaso ku saleysnaay in dalka Itoobiya ey ku soo xadgudbtay Madax-bananida dhuleed ee Soomaaliya,shirka ayaa waxaa ka maqnaay dalalka Itoobiya iyo Sudan waayo Itoobiya ayada ayaa dacwad laga ahaay halka Sudaan ey uga maqnaatay shirka khilaaf dhex yaalo ayada iyo dalka Kenya,hadaba shirka ayaa waxaa khudbad Qiima leh ka jeediyey MW-Xasan Sheekh Maxamuud,waxa uuna Madaxweynaha ku nuux-nuuxsaday dhibaatada ka imaan karto haddii aan wax laga qaban Damaca waalan ee Dawladda Itoobiya ee Gardarada ah,Fadlan Hoos ka Akhriso Khudbadda MW-Xasan oo Dhammaystiran.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

QARAX KA DHACAY MANDHEERA-KENYA.

Next
Next

KAMPALA: SOOMAALIYA OO GUUL KALA SOO HOYATAY SHIRKII IGAD.