KENYA OO KORDHINAYSA CANSHUURTA.
(NAIROBI)-Dalka Kenya kana mida dalalka uu la degay musuqa ayaa hadda wada sidii eey dhaqaale uga sameeyn lahayd shacabka ku nool dalkaas waxa eeyna xukuumadda Kenya wada kordhinta canshurta laga qaado ganacsatada iibiyo waxyaabaha qaar sida(Burka,Shukulatada,khamriga iyo waxyaabaha la isku qurxiyo) kuwaaso canshuurtii laga qaadi jiray lagu kordhiyey boqolkiiba lix iyo toban(16%) waa sida uu ansixiyey baarlamaanka dalkaas Kenya,canshuurtaan ayaa dhaqan geli doonto sannadkaan 2022-ka laakinse waxaa jirto canshuur kordhin kale oo ayadana dhaqan geli doonto sannadka 2023-ka canshuurtaas dhaqan geli doonto sannaddka soo socdo(2023)-ka ayaa kor loo qaaday boqolkiiba toban(10%) waxyaabaha lagu kordhiyey canshuurta ayaa waxaa ka mida(dhalad biyaha,koka kolada,beerta iyo sprite) kordhintaan ayaa dhaqangeli doonto Janaayo-2023-ka.
XIGASHO ALLAFRICA.