BAKISTAAN OO YEELATAY RAYSAL WASAARE CUSUB.

(ISLAMABAAD)-Dalka Bakistaan ayaa manta oo Isniin ah kuna beegan 11/4/22-ka lagu dhaariyey Raysal wasaare cusub lana yiraahdo Shehbaz sharif ahne nin la dhashay raysal wasaarihii hore ee dalkaas Bakistaan Nawaz Sharif kaaso dalka Bakistaan Raysal wasaare ka soo noqday seddex jeer.Raysal wasaarahaan cusub ee la dhaariyey maanta ayaa waxaa u codeeyey baarlamaanka dalkaas kaaso maalmo ka hor xilkii raysal wasaaranimo xayuubiyey Raysal wasaare Imran Khan.

XIGASHO ANADOLU.


HALKAAN KA AKHRI.

Previous
Previous

KENYA OO KORDHINAYSA CANSHUURTA.

Next
Next

HOGAAMIYIHII MALEESHIYAAD DAAR FUUR OO..