KENYA OO CABSI LA SOO DERISTAY,SABABTA?

(SAWIRKA)-KOOXDA ALSHABAAB.

(NAIROBI)-Dalka Kenya waxa uu ka mid yahay wadamadda Geeska Afrika ey ciidamo ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya,ciidamada Kenya ayaa qeyb ka ah ciidamadda nabad ilaalinta Midawga Afrika ee Atmis waxa eyna ka hawlgalaan Goboladda Jubooyinka(J/Hoose iyo J/dhexe). Ciiamadda dalka Kenya ee ka tirsan Atmis ayaa gudaha dalka Soomaaliya waxa ey ka gaysteen dilal fara badan oo dad shacab ah ey ku naf waayeen,hadaba Kenya ayaa ah dal hadda ey fara ba’an ku hayaan kooxaha argagixisada sida kooxda Alshabaab ee gacan saarka la leh Urur weynaha AL-Qaacidda waxaane gudaha dalka Kenya ka dhacay weeraro fara badan ey gaysatay Alshabaab weeraradaaso intooda badan ka dhaca Gobolka Waqooyi Bari Kenya ey degto Soomaalida. War ey soo saartay Waaxda la dagaalanka argagixisada ee dalka Kenya laguna daabacay barta Twitter-ka(X) ayaa lagu yiri”Colaada Xamaas iyo Israel waxa ey saameyn doontaa amaanka caalamka oo dhan”.

ISHA/VOA-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

CIIDAMADDA DELTA FORCES MAKU GUULAYSAN DOONAAN…

Next
Next

MADAXA HAWLGALKA ATMIS OO SHEEGAY…