JARMALKA OO SOO QABTAY GACAN KU…

GOOBTA WAX KA DHECEEN.

(JARMALKA)-Todobaad ka hor waxaa dalka Jarmalka ka dhacay weera loo adeegsaday Mindi gudaha tariin u kala goosha goboladda dalka Jarmalka,hadaba waxaa la soo xiray nin ey da’adiisu tahay 33-jir kaaso lagu tuhmaayo inuu yahay ninkii fuliyey weerarkii halista ahaay ee loo adeegsaday Mindida laguna dilay laba dhallinyara ah laguna dhaawacay shan qofood oo kale kuwaaso saarnaay Tariinka uu ka dhex dhacay weerarka waqooyiga dalka Jarmalka. Ninkaan gaystay weerar ayaa ahaay nin laga soo daayey xabsiga ku meel gaarka ah todobaad ka hor waxa uuna horay u soo galay dembiyo kale,sidaas waxaa maanta oo Khamiis ah sheegay saraakiisha baarayso dembiga dhacay.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

QAARADDA AFRIKA OO LOOGU DEEQAY…

Next
Next

USA: SHAN SARKAAL OO BOOLIS AH OO LA ERYEY.