JARMALKA OO KA HORYIMID BOOQASHADA…
CHISTOFER BURGER.
(BERLIN)-Dalka Jarmalka ayaa maanta oo Arbaca ah waxa uu cambaareeyey booqashada Wasiirka Amniga Israel Itamar Ben Gvir uu ku tegay dhismayaasha Masjidka Barakaysan ee Al-aqsa ee dhulka reer Falastiin,Jarmalka ayaa booqashadaas ku sheegay ineey tahay mid xaalad abuur ah. “Booqashadii shalay ee xaalad abuurka ahayd ayaa ah mid aan si cad u diidanahay”sidaas waxaa saxaafadda Berlin u sheegay afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda dalka Jarmalka Christofer Burger.
ISHA WARKA AA.