JAMAAL CISMAAN OO QIRAY INUU DHUUMASHO KU GELI RABAY PUNTLAND.

(SAWIRKA)-JAMAAL CUSMAN OO LA FADHIYA HOGAAMIYAHA ALSHABAAB MAHAD KARATEEY(JILIB).

((PARIS-FRANCE)-Ururka Suxufiyiinta aan Xuduuda lahayn(RSF) waxay cambaareyeen ceyrintii Wariyaha u shaqeeyo Tv-ga Ingiriiska iyo soo saare ka tirsan isla Tv-gaas degaanda Puntland oo ah maamul Goboleedka Puntland ee dhaca waqooyi-bari ee dalka Soomaaliya,wariyeyaasha ayaa halkaas u tegay sidii ey warbixin uga soo diyaarin lahaayeen dhibaatooyinka saameeyey Maraakiibta marta Marinka Badda Cas. Ururka ayaa waxa uu isweydiiyey su’aasha ah”Maamuladda Soomaaliya ma qabaan ciil ka dhan ah Jamal Cusman oo ah wariye Afrikaan ah una shaqeeyo Channel-4 ee Boqortooyada Ingiriiska? Waa markii labaad oo wariyahaan asalkiisu yahay Soomaali laga soo musaafuriyo dalka Soomaaliya 14-kii bilood ee la soo dhaafay. Jamaal Cusman iyo soo saaraha Tv-ga Channel-4 ee Boqortooyada Ingiriiska ayaa door biday inaan la aqoonsan waxa eyna duuleen magaaladda Garawe ee xarunta u ah maamulka Puntland,ujeedkooduna waxa uu ahaay sidii ey waraysiyo uga soo qaadi lahaayeen si Tv-ga uu uga diyaariyo warbixino ku saabsan xaaladda cakiran ee Badda Cas halkaas ey Maraakiibta ku weeraraan Burcad Badeed Soomaali ah iyo kooxfa Xuutiyiinta Yeman.

ISHA/RSF.

HALKAN KA KAHRI.

Previous
Previous

KOOXDA ALSHABAAB OO ISKA DISHAY ILAA 15-DAGAALYAHAN.

Next
Next

SARLAAK MARAYKAN AH OO ISKU GUBAY…