ITOOBIYA OO MAR KALE DIB U DHIGTAY DOORASHADDA.

800.jpeg

Sida eey qortay wakaaladda wararka ee Associated Press maanta oo Axad ah xukuumadda Itoobiya ayaa mar kale waxa eey dib u dhigtay doorashadda,waxaane xusid mudan in dagaal ka dhashay dib u dhigidaan tii ka horaysay waxaane taas ka horyimid ururka TPLF waxaane dhacday in November-2020-kii lagu qaaday dagaal sababay dhimasho iyo barakac,dib u dhigidaan ayaa loo sabababeeyey in doorashadda laga saaray xisbiyo sida xisbiga Tigray-da waxaane sii adkaanayso rabitaanka RW-Abiye oo raba in dalka Itoobiya noqdo mid leh dawlad dhexe kana baxo federaalka,madaxa doorashooyinka Itoobiya Birtukaan ayaa waxa uu la kulmay madaxda xisbiyadda waxa uuna u sheegay in dalka Itoobiya eeysan ka dheceey doorasho shanta bisha Juun(5/6/2021)-ka,lama oga talaabadda eey beesha caalamka ka qaadan doonto dib dhigidaan doorashooyinka dalka Itoobiya,ogowne in Itoobiya hogaankeeda yahay kan uu ka shidaal qaato maamulka ka arrimiyo Muqdisho eeyan dhici karto inuu la yimaado carqalad abuuri karta jawi kala fogaansho saamileeyda siyaasadda soomaaliya.XIGASHO AP.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

‘HA IGU EEDEYNINA DIB U DHACA DOORASHADA SOOMAALIYA’.

Next
Next

ISKU XIRNAANTA QARSOON UNA DHEXEEYSA JAAJUUSIINTA GAARKA AH IYO WARIYEYAASHA.